Kulan Amaanka looga hadlayay oo ka dhacay Magaalada Kismaayo

Wararka aynu ka heleyno Magaalada Kismaayo ee Xaruunta gobolka Jubada Hoose ayaa sheegay a in kulan Amniga looga hadlayay uuka dhacay magaaladaasi

Kulanka ayaa u dhexeeyay Saraakiisha Hay’adaha Amniga Jubland waxaana looga hadlay dar dargelinta dagaalka jubland ay kala soo horjeedo Alshabaab iyo idii loo sugi laha Amaanka Magalada Kismaayo oo Maalmihii la soo dhaafay Falal Amni xumo ah ay ka dhacayeen

Kulanka ka dhacay magaalada Kismaayo ayaa Waxaa yeeshay Saraakiisha Ciidanka daraawiishta Jubland iyo kuwa Nisa eek u sugan magaaladaasi kismaayo iyadoo saraakiisha ay ku ballameen xoojinta Hawlgalada ka dhanka ah Alshabaab

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com