Dekedda magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland waxa Xalay ka laga dhoofiyay 25,000 kun oo neef oo geel ah kuwaas oo loo iib-geeyay Khaliijka.
Markabka sida xoolahan ayaa dhammaantood geyn doona dalka Sacuudi Carabiya halkaas oo loo iib-geeyay sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda dekedaha Puntland.
Sidoo kale gudaha dekedda waxa haatan ku xiran doonyo kale oo u diyaarsan in ay maalmaha soo socda xoolaha u daabulaan dalalka Khaliijka gaar ahaanna Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta.
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com