Cabdiqaadir Maxamed Xasan oo ahaa Cameraman ayaa lagu dilay Magaalada Muqdisho.
Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa la sheegaya in ay marxuumka ugu galeen Studio uu ku lahaa Degmada Hawlwadaag ka dibna halkaas ay ku toogteen
Wararka ayaa sheegaya in Marxuumka la dilay in uu ku shaqysan jiray Camerada wuxuuna ahaa sawir qaade la shaqeeynayay Taliyaha Ciidanka Asluubta Mahad Cabdiraxmaan .
Ma jirto cid sheegatay dilka marxuumka balse dilalka iyo qaraxyada ka dhaca Muqdisho ayaa inta badan waxaa sheegta Alshabaab
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com