James Swon oo ka hadlay kulankii maanta dhex maray madaxda dawlad goboleedyada iyo Wakiilada Beesha Caalamka

Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Soomaaliya James Swan ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay ka qeybgalka kulankii maanta uu la yeeshay isaga iyo wakiilo ka socday beesha caalamka madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya.

Kulanka waxaa looga hadlayay sidii lagu soo afjari lahaa khilaafka harreeyay doorashada.

“Waxaan soo dhaweyneynaa dadaallada wadajirka ah ee Dawladaha Xubnaha ka ah Federaalka si loo helo tanaasul, isla markaana kulanka Dowladda Faderaalka ah iyo kuwa heer gobol uu horay ugu sii socdo dhanka doorashooyin ku saleysan hannaankii doorasho ee 17-kii Sebteembar”- ayuu yiri James Swan.

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com