Afhayeenka Wasaarada Arrimaha dibedda ee Itoobiya Dina Mufti ayaa sheegay inay Somaliland u aqoonsan yihiin maamul hoos taga Dawladda Federaalka Soomaaliya.
Afhayeenka , ayaa sheegay in ay ixtiraami doonnaan midnimada iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed.
Waxa uu sidoo kale ka digay oo uu Xusay inaysan Aqbali doonin saldhig Amnigooda laga dhibaateeyo oo Masar ka hesho Somaliland.
Dhowaan magaalada Hargeisa waxaa soo gaadhay wafdi ka socday Itoobiya, kuwaasi oo la sheegay Caroodeen Safar Qarsoodi ahaa oo xubnoka Tirsan Dawlada Masar ay ku tageen Hargeisa.
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com