Indha Cadde oo sheegay in AL-Shabaab ay ku milmeen Hay’addaha dowlada.

Muqdisho : Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad Indha cadde Wasiiru dowlihii hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliya ayaa sheegay Al Shabaab inay ku jiraan meel kasta oo dowladda ka mid.

waxoo sheegay in xiligaani adagtay in al-shabaab laga adkaado madaama sida oo yiri ay ku jiraan Barlamaanka , Hayaddaha dowlada dhamaantood sida oo hadalka udhigay.

Indhacade ayaa intaasi kudaray in maanta Soomaaliya ubaahantahay bad baadin iyo in siwadajir ah al-shabaab loola dgalamo.

Maalmihii udanbeeyay ayaa waxaa lasoodhigay baraha bulshada Fanaan caan ah oo sheegayo in al-shabaab u qaabilsanaa qeebta maaliyada .

 

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com