Ku dhawaad 40kun Arday oo isugu jira wiilal iyo gabdho ayaa maanta galaya imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sare.
Imtixaankaan ayaa waxaa diyaarisay wasaarada waxbarashada ee Xukuumadda Federalka Soomaaliya waxaa uuna ka dhacayaa degaanada maamul goboleedyada Hirshabelle, Galmudug, Koofurgalbeed,Jubbaland iyo gobolka Banaadir marka laga reebo puntland
Goobaha Imtixaanka lagu galaayo ayaa waxaa la geeyay Ciidamo loogu tala galay in ay suggaan Ammaanka iyo kormeerayaal loogu talo galay inay ilaaliyaan Imtixaanka,kuwaas oo qaarkood ka socda Wasaaradda Waxbarashada Xukumaad Soomaaliya
Imtixaankaan ayaa waxaa diyaarisay wasaarada waxbarashada ee Xukuumadda Federalka Soomaaliya waxaa uuna ka dhacayaa degaanada maamul goboleedyada Hirshabelle, Galmudug, Koofurgalbeed,Jubbaland iyo gobolka Banaadir marka laga reebo puntland
Goobaha Imtixaanka lagu galaayo ayaa waxaa la geeyay Ciidamo loogu tala galay in ay suggaan Ammaanka iyo kormeerayaal loogu talo galay inay ilaaliyaan Imtixaanka,kuwaas oo qaarkood ka socda Wasaaradda Waxbarashada Xukumaadda Soomaaliya
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com