Hoobiyaal ku dhacay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho iyo Duulimaadka Garoonka oo Istaagay

Madafiic ayaa ku soo dhacday garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho

Madaafiicada ayaa sababtay in ay istaagaan isu socod Duuliimaadka garoonka diyaaradaha waxaana arintaan ay ka dambeeysay markii ciidamo ka tirsan dawlada Federaalka ay oo ku sugan bar koontarool oo u dhow garoonka diyaaradaha ee aadan cadde Hoobiye ay soo tuureen

Hase ahaa garoonka diyaaradaha ayaa waxa isku horfadhiya Ciidamada Midowga Musharixiinta iyo kuwa Taabacsan Madaxweyne Farmaajo

Lama oga ilaa hadda khasaaraha ka dhashay madfaca ku dhacay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com