Hay’adda Amnesty international oo ugu baaqday Puntland in Xoriyadiisa dib ugu celiso wariye Kilwe

Hay’adda u Dooda xuquuqul Aadanaha ee Amnesty International oo sheeggtay inay aad uga walaacsan tahay xaaladda xorriyadda ee Wariyeyaasha ka hawlgala deegaanada Puntland ayaa masuulyiinta Maamulka Puntland ugu baaqay inay siidaayaan Wariye Aadan Faarax Kilwe oo xabsi ku yaala Puntland ku xiran inka badan todobaatan maalmood.

Hay’adda Amnestay ayaa sidoo kale madaxda Puntland ugu baaqday inay ilaaliyaan xorriyadda qowlka iyo in bahda warbaahinto ay si madax banaan u gutaan hawl maalmeedkooda. Hadaba Cabdulaahi Xassan oo ah sarkaal ka tirsan hay’adda

Hay’adda ayaa shaacisay in maamulka Puntland looga baahan yahay in xoriyadiisa ay dib ugu celiyaan wariye Kilwe

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com