Xafiiska ceeyrta ee NAV ayaa warbixin ee soo saartay ku sheetay in haweeneey da´dedu tahay 48 jir si qaldan lacag uga qaadanjirtay iyada oo ku maqan dalka dibadiisa .
Haweeneydaan ayaa lashegay lagahaan in ay qaadatay inta u dhexeysa Febraayo 1, 2014 illaa 28,Feebarwari 2015, waxa ee qarisay in ay sheeto kaarka warbixinta ee looyaqaano meldekort halka ay ka soo dirtay kahor inta ee NAV u soodirin.
Nav ayaa dhoor jeer oo hore soo bandhigay tira dhoor ah oo ay ku shegeen in si qayaano ah ay ku qaadan jireen lacagaha ceerta ee lagu caawiyo dadka shaqala,aanta ah iyo kuwa aan shaqeeynkarin.
Waxaa lasiiyay lacag dhan 221,376 kr mudadii ay dalka kamaqneed waxaana laguwadaa in 5- Febraayo maxkamad lasoo taago.
https://www.dagsavisen.no/roganytt/skal-ha-valgt-a-a-svindle-nav-mens-hun-befant-seg-i-utlandet-1.1656857?fbclid=IwAR37_FidxuupLUgSWvRnKZPer8mEn6rydGROJ5aW5DiSHjGmQcLZ6YLe9Is
Xafiiska Wararka,Muqdisho.
Info@aragticusub.com