Gudoonka Maxkamadda Sare oo soo saaray Amaro lagu Xakameynaayo Covid19

Guddoomiyaha Maxkamadda sarre ee dalka ayaa soo saaray go’aano la xiriira xakameynta cudurka Covid-19.

Guddoomiyaha ayaa sheegay  in la joojiyay dhammaan dacwadaha inta aan aheyn dacwadaha Ciqaabta inta lagu guda jiro Covid-19.

War qoraal ah oo ka soo baxayGudoomiyaha  Maxkamada Sare  ee Dalka ayaa looga hadlay Talaabooyinka lagu xakameyn karo cudurka katoonaha waxana uu soo sooray qodobadaan ku qoran qoraalka.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com