Muqdisho, Guddoomiyihii Guddiga Xalinta Khilaafaadka ee doorashada C/llaahi Abyan Nuur ayaa ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.
Allaha Naxariistee Abdullahi ayaa la xaqiijiyay in uu ku dhacay xanuunka caronavirus isla markaana la dhigay isbitaal Martiini.
Wararka ayaa intaa ku daraya in Gudoomiye abyan hore u qabay xanuuno dhanka kilyaha ah.
Madaxweynihii hore Sheekh shariif Sheekh Ahmed ayaa ka tacsiyeeyay geerida marxuumka.
Xafiiska Wararka,Muqdisho.
Info@aragticusub.com