Maxamed Abuukar Afrax oo ahaa gudoomiyaha degaanka Garasbaaleey ayaa ku dhintay qarax miino oo lagula eegtay deegaankaasi Garasbaaley ee duleedka Muqdisho.
Guddoomiyaha ayaa la sheegay in uu u dhintay dhaawac ka soo gaaray qaraxa lagula eegtay Waaxda Fooriloow gaar ahaan inta u dhaxeysa Degmada Kaxda iyo deegaanka Garasbaaleey .
Gudoomiyaha dhaawiciisa ayaa loola cararary isbitaalku yaala magaalada Muqdisho, balse markii dambe uu u dhintay.
Xafiiska Aragticusub Muqdisho
Info@aragticusub.com