Gudoomiye Shuute oo xilka qaadistiisa  ladiyaariyay.

Doowlada Soomaaliya ayaa iminka qorsheeyneyso in xil kaqaadis toos ah ay ku sameeyso Gudoomiyaha maxkamada ciidanka qalabka sido Gaashaanle sare  Xasan Cali Nuur Shuute.

Ilawareed lagu kalsoonyahay ayaa u sheegay Aragti Cusub  in mar hore ladiyariyay Gaashaanle sheete in  xilka laga qaado lkn dowladu ay ka baqday in xiisadihii ka taagnaa duleedka waqooyiga magaalada Muqdisho darteed dowladaay dib udhigtay xil kaqaadistiisa.

Maxkamada sare ee ciidanka qalabka side ayaa ah xiligaani hayada kaliya ee lagutilmaamo in si cadaalada  ah ay hoowlihii loo idmaday ufuliso waxeeyna dadka Somaaliyeed xiligaani u arkaan mid lagu cuuryaamiyo shaqadi ay shacabka u haayeen

Warqadii xilka logga qaadi lahaa Gaashanle  Hassan Ali Nur ayaa lasheegay in ay xiligaa diyaar tahay balse lasugayo in lashaciyo.

Dowlada ayaa dhawaanahaan  xil kaqaadis ku sameeysay dad ay u aragto in ay lajaan qaadikarin  siyaasadeeda waqtigaan kala guurka ah oo ay dowladu rabto garbo ay ku duusho marka ay xaaladu cakiranto.

Nagala soo xiriir “aragticusub@gmail.com”