Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa iclaamiyay kulan gaar ah oo maalinta Sabtida ay yeelanayaan Xildhibaannada Golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya.
Kulana ayaa waxaa Golaha Shacabka kula hadlaya Madaxweyne Farmaajo, si uu ugu sheego inuu dib loogu noqonayo heshiiskii doorashada ee 17 September, isla markaana looga laabto muddo kororsigii labada sano.
Xafiiska wararka Muqdisho
Info@aragticusub.com