Guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo Maaliyadda degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose Maxamed Cabdulaahi Cumar Koosto ayaa xalay lagu dilay degmadaas.
Guddoomiyaha ayaa u geeriyooday Bam-gacmeed lagu tuuray guriga uu ka deganaa degmada Wanlaweyn, waxaana sidoo kale weerarkaas ku dhaawacmay qaar kamid ah qoyskiisa oo ka kamid yihiin Aabihiis iyo xaaskiisa.
Ma jirto ilaa hadda cid sheegatay Mas’uuliyada Dilka loo geystay Gudoomiye ku xigeenkii maamulka iyo maaliyada degmada Wanalweyn
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com