Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Finish ayaa sheegay in Jidad badan oo ku yaalla muqdisho oo Maamulka Gobolka Banaadir dhismahooda uu ku bixiyay mallaayiin Dollar la burburiyay.
Waxaa uu intaasi ku daray in Ganacsatada Wax ku iibiya wadooyin badan oo la dhisay ay ganacsiyo yaryar ka sameysteen, oo ay qarkood ay laamiga surteen dalado burburiyay wadooyinka.
Sidoo kale Gudoomiye Cumar Finish ayaa sheegay in Maamulka gobolka Banaadir uu diyaar u yahay dhismaha wadooyinka muhiimka ah ee ku yaalla Muqdisho, hase ahaatee ,Bulshada aysan garaneyn Sahqooyinka loo haayo.
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com