Gudoomiye Cumar Finish iyo Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya oo ku kulmay Muqdisho.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed Cumar Finish ayaa maanta kulan la qaatay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Danjire Nicolás Berlanga

 

Labada Mas,uul ayaa kawada hadlay xoojinta taageeridda mashaariicda kala duwan ee ka socota Muqdisho , iyo , dib-udhiska iyo horumarinta nolasha dadka Barakacyaasha ah

 

Guddoomiye Cumur Finish ayaa Wuxuu Safiirka u faahfaahiyay horumarada ka socda Muqdisho iyo sida Dadka Muqdisho ku doonayaan sidii dib loogu soo celin lahaa kaabayaashii dhanka arimaha bulshada iyo adeegyadii waxbarashada iyo caafimaadka

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com