Gudoomiye Cumar Filish oo Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya kala hadlay Xakameynta Covid19

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud Cumar Filish ayaa maanta xarunta Dowladda Hoose kulan kula yeeehay Wasiirada Caafimaadka, Gargaarka, Wasiirka Warfafinta, Wasiir ku xigeenka diinta iyo awqaafta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dedaalada lagu dardargalinayo ka hortega fafitaanka cudurka COVID-19.

Cudurka karoonavirus ayaa saameeyn Xooggan ku yeeshay bulshada Soomaaliyeed eek u nool Magaalada Muqdisho iyo gobolada kale e Dalka

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com