Gudoomiyaha Degmda Yaaqshiid oo ka badbaaday Qarax miino

Wararka ka imaanaya Degaanka Daarusalaam ayaa sheegaya Guddoomiyaha Degmada Yaaqshiid Axmed Cabdulaahi Cariif  uu ka badbaaday qarax miino oo lala eegtay xilli uu marayay deegaankaasi  .

Qaraxa ayaa ahaa miino dhulka lagu aasay oo ah nuuca laga hago Ramuutka mana jiro wax khasare ah oo ka dhashay.

Ciidamadaii la socday guddoomiyahadegmada yaaqshiid ee qaraxa ka badbaaday  ayaa la sheegay inay rideen  Raaas qaraxa ka dib

Waa Qaraxii labaad ee uu ka badbaday Gudoomiyaha Degmada Yaaqshiid waxana labada qarax ay ahaayeen miino nuuca melaha fog fog laga hago

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com