Muqdisho,Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mohamed Mursal Sheekh Abdirahman iyo wafdi uu hogaamiyo ayaa ka amba baxay garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
Wafdiga Gudoomiyaha ayaa la sheegay in ay u amba baxeen Wadanka Burkina Faso.
Mudada ay ku sugan yihiin Burkina Faso waxaa ay uga qeyb gali doonaan Shirka sanadlaha ah ee Parliamentary Union of the OIC Members States (PUIC) .
Shirkaan ayaa ka dhici doona Magaalada OUAGADOUGOU oo ah Caasimadda Dalka BURKINA FASO.
Xafiiska Wararka,Muqdisho.
Info@aragticusub.com