Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoowe kusoo dhoweeyey Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka soomaaliya Cabdi XaashiCabdilaahi
Soo dhoweynta waxaa ka qayb galay Guddoomiyaha Golaha Wikiillada Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo labada Guddoomiye Ku-xigeen ee Baarlamaanka Puntland, masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha puntland , saraakiil ciidan iyo Xubno kale.
Wafdiga Guddomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka qayb gelaya Aaska Qaran ee loo samaynaayo Madaxweynihii hore ee Puntland Maxamed Cabdi Xaashi.
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com