Guddiga loo Xil saaray Aaska Qaran ee loo maeynayo Allah u naxariitee meyka , madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Marxuum Cali Mahdi Maxamed, ayaa sheegay in beri oo jimco ah la keeni doonoMagaalda Muqdisho Marxuumka .
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Filish ayaa sheegay in shaqada guddiga ay tahay diyaarinta hab-maamuuska dowliga ah ee aaska qaran ee loo sameynayo madaxweyne Cali Mahdi Maxamed.
Allah u naxariitee,Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed ayaa ku geeriyooday xalay isbitaal ku yaala magaalada Nairobi ee caasimada Dalka Kenya,
Geerida Marxuum Cali Mahdi ayaa waxaa ka tacsiyadeeyay Madaxda Dawlada Federaalka Soomaaliya , Siyaasiyiin iyo Midowga Musharixiinta
Xafiiska Wararka Muqdisho
Info@aragticusub.com