Gudiga doorashooyinka Puntland oo soo saaray Jadwalka Doorashada 10 Kursi

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Golaha shacabka ee  Puntland ayaa  shaaciyay Jadwalka Doorashada Kuraas kamid ah Xubnaha Baarlamanka Federaalka oo degaan doorashadooda ay tahay  magaalada garowe.

Guddiga doorashooyinka Puntland ayaa shaaciyay doorashada 10 kursi oo lagu qabanayo Magaalada Garoowe ee Xarunta maamulka Puntland.