Taliyaha Ciidanka Booliiska Maamulka Puntland S/Guuto Cabdiyare Xasan Xuseen ayaa maanta guddiga KMG doorashooyinka ee TPEC ku wareejiyay ciidamo looga tala-galay sugidda Amniga doorashooyinka saddexda degmo.
Ciidankan ayaa la sheegay carbiyay ilaalinta Anshaxa, habsami usocodka iyo amniga doorashada ayaa tagi doona degmada qardho 25-ka bishaan Actobar halkaas Doorashadu ka dhacayso.
3 degmo oo ka tirsan Puntland ayaa dhawaan lagu qaban doonaa doorasho qof iyo cod ah.
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com