Gudiga doorashooyinka Heer Federaal oo soo saaray Habraaca doorashada Golaha shacabka

Guddiga Hergelinta Doorashooyinka heer Federaal ayaa soo  saaray Habraaca Doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka.

Odayaasha Dhaqanka iyo Bulshada Rayidka beelaha leh kuraasta ayaa la siiyey awoodda xulista Ergada.

lacag dhan $10,000 doollar ayaa laga qaadayaa musharrixiinta ragga ah, halka dumarka  musharrixiinta ah iayagana laga qaadayo  $5,000 oo ah lacagta diwaangelinta ah.

Xafiiska Aragticusub Muqdisho

info@aragticusub.com