Gudiga doorashooyinka Galmudug oo shaaciiyay liiska 5 kursi oo lagu dooranayo Galmudug

Guddiga Doorashada Galmudug ayaa goordhaw Shaaciyey 5-ta Kursi ee ugu Horreysa doorashada golaha shacabka ee doorashadooda Maalmaha soo socda lagu qabanayo Galmudug.

Kuraastala dooranayo ayaa kala ah, HOP#043

HOP#054HOP#104HOP#067HOP#026

Xafiiska wararka Muqdisho

Info@aragtiCusub.com