Hargeysa, Golaha Wasiirada Maamulka Somaliland ayaa maanta kulan ku yeeshay Hargeysa ayaa ka dooday codsi ka yimid Madaxweyne Muuse Biixi.
Codsiga ayaa ahaa in Golaha Wasiirada ka doodaan booqashada dhawaan la filayo in hargeysa ku Tago Madaxweyne Farmaajo.
Golaha Wasiirada ayaa dood dheer kadib codka kalsoonida ah siiyay in Madaxweyne Farmaajo imaan karo Hargeysa.
Madaxweyne Farmaajo iyo Ra,isul Wasaare Aby Ahmed ayaa la filayaa in dhawaan booqasho Taariikhi ah ku tagaan Magaalada Hargeysa.
Xafiiska Wararka,Muqdisho.
Info@aragticusub.com