Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta kulan ku yeelanaya Magaalada Muqdisho
Kulanka ayaa ah mid looga hadlayo ilaa saddex Ajende kuwaas oo kala ah;
1. U Codeynta Wax Ka Badalka Sharciga Iibka Qaranka.
2. U Codeynta Wax Ka Badelka Sharciga Furdooyinka.
3. Akh 3aad ee Hindise sharciyeedka Jaangoynta & Tayo Dhawrka.
Xildhibaannada ayaa isku dayaya inta uusan xirmin kalfadhigaan in ay meel mariyaan xeerar dhowr ah oo ay horay xukuumadda ugu gudbisay.