Gollaha Deegaanka Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa Guddoomiye waxana ay u doorteen Maxamed Macalin Yuusuf, halka Guddoomiye Ku-xigeena ay u doorteen Mukhtaar Maxamed, kadib doorasho ka dhacday degmadaas.
Doorashada Guddoonka Gol;aha Degaanka Degmada Waajid ayaa waxaa ka qayb galay ahaa qaar kamid ah wasiirada Maamulka goboleedka Koonfur Galbeed, sida wasiirrada Arrimaha Gudaha, Maaliyada, Amniga iyo Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada.
Waa markii ugu horeysay oo Golle Deegaan laga dhiso degmada Waajid, kaas oo Gudoomiye iyo ku xigeenkiisa .
Xafiiska Wararka Muqdisho
Info@aragticusub.com