Wadanka koofur Afrika ayaa waxaa lagu dilay mawaadhin Soomaaliyeed oo xarun Ganacsi ku lahaa dalkaasi.
Alle ha u naxariistee wawaadhinka ayaa waxaa lagu magaacabayay Axmed Xuseen Caddow waxaa lagu dhex dilay Goob Ganacsi oo uu ku lahaa Magaalada Cape Town , gaar ahaan xaafad da Retreat sida laga soo xigtay Eehelkiisa.
Koox burcad koonfur Afrikaan ah ayaa Marxuumka ku dhex dilay Xaruntiisa Ganacsi islamarkaana dhac u geystay hantidiisa sida ay sheegeen Booliiska dalkaas
Buracada dilka geysatay ayaa baxsatay kadib markii Booliiska Dalkaasi lagu war geliayay dilka iyo dhaca ay geysteen kooxda burcadka ah.
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com