Gaadiid Xamuul sida oo ku xaniban duleedka Koofureed ee Magaalada Gaalkacyo+sawiro

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Gaadiid Xaamuul sida ay ku xayiran yihiin Halkaas

Gaadiidka ayaa la sheegay in ay sidaan badeeco kala duwan oo ay lee yihiin ganacsato Soomaliyeed

Wasaarada Maalioyada  Galmudug ayaa lacago xaddhaaf ah ku soo rogtay Gaadiidkaasi tasi oo labo lab ka badan intii hore looga qaadi jiray Gaadiid alaabada Ganacsiga wada

Wadayaasha Gaadiidka ku xanidan Duleedka Koofureed ee Magaalada Gaalkacyo ayaa cabasho ka muujiyay xariraada la saaray Gaadiidkooda iyo lacagaha xaddhaaf ka ah ee lagu soo rogay mana jiro ilaa hadda  war  ka soo baxay Maamulka Galmudug ee looga jawaabayo cabashada ka soo yeertay Gaadiidleydaasi