Farxiyo Mohamed Mire oo si weyn loogu soo dhaweeyay Norwey (Sawiro).

Oslo, Farxiyo Mohamed Mire oo ka shaqeysa Arimaha samafalka isla markaa si weyn looga dhex yaqaan bulshada ayaa maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Wadanka Norwey.

Munaasadaani oo uu sameeyay Laashin Axmadeey Cabshi Gaashaan oo isaga oo dhaawac ay dalka dibadiisa u soo qaaday Farxiyo ayaa waxaa kasoo qeyb galay qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaalida ee Norwey.

Wariyayaal, saraakiil abwaano iyo fanaaniin ayaa xaflada ku sugna iyadoo si weyn loogu mahadceliyay Samfasho Farxiyo Maxamed.

Abwaan Axamdeey Cabdi Gaashaan oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in Farxiyo ay garab istaagto dadka tababarta yar ee u baahan garab istaaga dhabta ah islamarkaana uu u hayo abaal aan la iloobi Karin.

Sidoo kale waxaa munaasabada soo dhaweeyta ah kala duwan oo isugu jira amaan iyo maddadaalo ka qaaday boqorka shiribka Hussein Nuuriyow.

Daawo Sawirada Xaflada Soo dhaweynta ah:-