Fanaanada caanka ahayd Nakruuma ku geeriyootay Magaalada Muqdisho

Fanaanada caanka ahayd Nakruuma ayaa ku geeriyootay Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho

Faadumo Cali Nakruuma oo ka mid aheyd Fanaaniinta waaweyn ee Hobolada Qaranka Waabari Maanta ayay Xanuunka Covid19 ugu geeriyootay Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho.

Marxuumad Nakruuma ayaa Fanka muddo sanado ah ku soo jirtay iyadoo qaaday Heeso isgu jiray wadani iyo Jaceeyl

Cudurka Covid19 ayaa fara ba,an ku haaya shacabka ku nool Magaalada Muqdisho iyo gobolada kale ee Dalka iyadoo Cudurka saacadihii la soo dhaafay ay u geeriyoodeen Dad badan kuwo kalena ay la ildarn yihiin.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com

.