Fanaanada Caanka ah Luul Jeylaani oo beenisay in ay geeriyootay

Fannaanada Caanka ka ah Luul Jeylaani oo ku nool dalka Mareykanka ayaa beenisay warar laga faafiyay ee ah in ay geeriyootay

Luul Jeylaani oo ku nool magaalada Meniabolis ee dala maraykanka ayaa sheegtay in ay nooshahay oo aysan dhiman

Warbaahinta Qaar ayaa baahisay wararka  sheegaya geerida Luul Jeylaani oo hadda nool  islamarkaana degan dalka maraykanka

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com