FaahFaahino ka soo baxaya shil Baabuur oo xalay ka dhacay Isgoyska Siinaay

Faah Faahino ayaa ka soo baxaya shil baabuur oo xalay ka dhacay Isgoyska Siinaay ee Magaalada Muqdisho.

Shilka ayaa ka dhashay ka markii Baabuur Nuuca Xamuulka ah uu ku fariin goostay bartahama isgoyska siinaay kaas oo ku dul fariistay Mooto Bajaaj ama Tuk Tuk ka Adhaweyd

Inta la xaqiijiyay 2 ruux ayaa ku dhimatay tiro kalena wa ay ku dhaawacmeen shilkaasi.

Baabuurka shilka galay ayaa ka gubtay qaybta horeka dib markii uu  dabka ka kacay gaariga qaybtiisa hore.

Wadooyinka Muqdisho ayaa ciriiri noqda mararka qaar markii gaadiidka ay buux dhaafiyaan taaso oo  wadayaasha baabuurta ay isku dayaan in si xawaare sare leh ay ku maraan waxaana ka dhasha shil.

 Xafiiska wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com