Qaraxan Xooggan ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho , qaraxa ayaa ka dhacay xaafadda Jamhuuriya oo ka tirsan dgmada Kaaraan.
Wararku waxaa ay sheegayaan in qaraxa oo ahaa Miino dhulka lagu aasay lala eegto ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM oo Waddada marayay sida ay warbaahinta Gudoomiyahadegmada Kaaraan Abshir Kaaraan
Kaddib Qarax ayaa la maqlayay rasaas xooggan oo ay fureen ciidamada AMISOM ee qaraxa lagu weerarray, Lama oga khasaaraha ka dhashay qaraxan iyo rasaasta ay fureen ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM.
Ma, aha markii ugu horeysay ciidamo ka Tirsan Amisom qarax lagula eegto magaalada muqdisho
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com