Ilaa 4 Hoobiye ayaa lagu tiiray xaruunta madaxtooyada Soomaaliya iyo xaafado kale oo ka agdhow
Mid ka mid ah hoobiyaasha ayaa ku soo dhacay gudaha madaxtooyada Soomaaliya lamina sheegin wax khasaare ah
Sido kale Xaafado ku yaala degmooyinka warta nabada iyo Boondheere ayaa hpoobiyaal ay ku soo dheceen iyadoo suuqii hore warta nabada .safaaradii hore jarmalka , Godka Jilacow iyo wasaardii hore caafimaadka iyo sidoo kale guryo ay degan yihiin Dad rayid ah ay ku dhexeen hoobiyaasha
Gudaha Warta Nabadaa waxaa la xaqiijiyey geerida laba qof, halka dhaawacana uu intaasi ka badan yahay. Sidoo kale Hoobiyaasha ku dhacay Degmada
Xafiiska Wararka Muqdisho
Info@aragticusub.com