Duqaymo ay ka qayb qaateen diyaarado dagaal oo ka dhacay shabeelaha Hoose

Maamulka gobolka Shabeellada Hoose ee Soomaaliya ayaa sheegay in dhawr iyo toban ka tirsan dagaalyahannada Al-Shabaab lagu dilay weerar xaga cirka ah oo lagu qaaday deegaanno ka tirsan gobolka.

Weerarka oo ay fuliyeen diyaaradaha qumaatiga u kaca ee ciidamada Ugandha ee qaybta ka ah hawlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa beegsaday kolonyo gaadiid ah oo ay wateen Al-Shabaab iyo goob ay doonayeen inay weerarro ka soo qaadaan.

Talabaadaan ayaa ku soo aadeysa iyadoo Ciidanka Amisom iyo kuwa dawlada Federaalka eek u sugan shabeelaha Hoose ay kordhiyeen Hawlgalada ka dhan ka ah Alshabaab

 Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com