Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay weerarkii qaraxa

Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa sheegay in la fashiliyay gaari walxaha qarxa ay ka soo buuxiyeen  Al-Shabaab, kaas oo ay doonayeen in ay gudaha u geliaan xarunta  taliska Guud ee ciidanka Asluubta ee KM7.

Afhayeenka Ciidanka Asluubta Soomaliyeed Gashaanle Sare Cabdiqani Maxamed Qalaf, oo la hadlay Warbaahinta dowladda, ayaa sheegay in qaraxa uu geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira.

Dad u badan Shacab oo marayay goobta uu ka dhac

ay qaraxa ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday.

Xafiiska wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com