Dowladda Federaalka oo ka hadashay Xarigii Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir(Aqiro).

Muqdisho,Wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cali Xasan  ayaa ka hadlay xarigii dhawaan ciidamada NISA u geysteen Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir.

Wasiirka ayaa sheegay in xariga gudoomiha ka dambeysay markii looga shakiyay Alshabaab.

Qoraal ka soo baxay wasiirka ayuu ku kala diray guud ahaan Rugta ganacsiga iyo warshadaha Gobolka Banaadir.

Isaga oo xusay in dhawaan soo magacaabi doonaan Maamul cusub oo la wareega xilkaasi.

Halkaan Hoose ka aqriso Warsaxaafadeedka ka soo baxay Wasiirka.

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com