Diyaargarowga shirka Dawlada Federaalka iyo Dawlad Goboleedyada oo ka socota Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa ka socda socdeen guddiga diyaar garowga shirka wada-tashiga qaran ee doorashada ee magaalada ka furmaya 20-ka May.

Guddi  ka kala socda dhinacyada shan maamul goboleed iyo maamulka gobolka Banaadir iyo dowladda ayaa ujeedkoodu uu ayahay diyaarinta hanaanka qabashada shirka iyo doorashada dalka.

shirka 20ka biashaan may ka furmaya Muqdisho ayaa indhaha lagu haayaa iyadoo mucaaradka ay ka digeen doorka uu shirkaasi uu ku lahaan karo Ra’isal was are Rooble si madax banaan oo fara gelin aysan ku sameyn isaga Villa Somalia

Xafiiska wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com