Iyadoo maanta lagu waday in Dhuusamareeb uu ka Furmo shirkii uu Iclaamiyay Madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa u muuqda Mid baqday
Wasiirka Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa shaaciyay in aysan jirin mas’uul Tagay Magalada Dhuusamareeb
Wasiir Falagle ayaa sheegay in ay rajeynayaan in saacadaha soo socd Dhuusamareeb ay gaaraan Madaxda Dawlad Goboleedyada iyo Dawlad Federaalka si shirka halkaasi uu uga Furmo,
Wasiirka Warfaafinta Galmudug ayaa Tilmaamay In Amniga Dhuusamareeb uu wanaagsan yahay islamarkana Ciidanka qaybahooda kala duwan ay u diyaarsan yihiin suguda Amniga Wafuuda ka qayb galaysa shirkasi
Xafiiska Wararka Muqdisho
Info@aragticusub.com