Dhgaeyso :Odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye oo baaq ka soo saaray Colaada ka jirta Muqdisho

Ugaas Mahad  Ugaas Maxamed oo ka mid ah Odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye ayaa  ka hadlay colaada ka Tagaan Magaalada Muqdisho

Ugaas Mahad ayaa Ugu baaqay  Dawlada Federaalka Soomaaiya iyo Mucaaradka ka soo horjeeda in dagaalada ay joojiyaan wadahadalna lagu dhameeyo waxyaabaha ay kala tabanayaan

Ugaas Mahad ayaa  sheegay in bil Ramadaan lagu jiro oo bil cibaado ah shacabkana aysan xamili Karin dagaal , isaga ka codsaday abada dhinac in ay dagaalada Joojiyaan