Dhageyso:Taliska Ciidanka Booliska oo ka hadlayay Hawlgalo lagu soo qabtay eedeysanayaal

Afhayeenka ciidamada Booliska Soomaaliyeed Dhame Sadiiq Adan Cali oo shir jaraa’id u qabtay warbaahinta ayaa ka warbixiyey howlgalladii ugu dambeeyey ee ay ciidamada dowladda Soomaaliya ka sameeyeen magaalada Muqdisho.

Afhayeenka ayaa sheegay in Ciidanka Booliska ay soo qabteen Askari  qof shacab ah ku dilay Magaalada Muqdisho oo uu sheegay in sharciga la horgeyn doono

Sidoo kale Waxaa uu sheegay sheegay in Ciidamada Amniga ay bur buriyeen shabakado Falal Amni xumo doonayay in ay sameeyaan