Dhageyso: Zakariya Xaaji Cabdi oo Dhaliilay shirkii Madasha Watashiga Qaran

Xildhibaan Zakariya Xaaji Cabdi oo ka mid  ah Baarlamaankii 9aad ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay shirkii madasha Wadatashiga Qaran ee lagu sooo gaba gabeeyay Magaalada Muqdisho.

Xildhiaan Zakriya Xaaji Cabdi  ayaa sheegay in Qodobadii ay ku heshiiyeen Madaxda  Madasha Watashiga Qaran  ee laga soo sooray shirkii uga socday Magaalada Muqdisho ay ahaayeen kuwo aysan wax dan ah ugu jirin shacabka Soomaaliyeed ee Abaaraha la daalaa dhacaya .

Madaxda Madasha Wadatashiga  Qaran ayaa shirkii maalmihii la soo dhaafay uga socday Magaalada Muqdisho ka soo saaray warmiyeed looga haadlaay qodobo kala duwan.