Dhageyso: Waxgarad ku baaqay in xildhibaanada Labada Gole doortaan Madaxweyne samata bixin kara Shacabka

Suldaan Shariif Cali Xasan Ibraahim oo ka mid ah Waxgaradka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ee dhawaan bilaaban doonta

Suldaan Shariif ayaa ugu baaqay Xildhibaanada Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya in ay doortaan madaxweyne Samata bixin kara Umada soomaaliyeed ee Abaaraha iyo colaadaha ay saameeyn xooggan ku yeesheen.

Ugu dambeeyntii’ Suldaan sharif Cali xasan Ibraahim ayaa u Rajeeyay Umadda Soomaaliyeed in ay helaan Madaxweyne Caadil ah kana shaqeeya danaha Shacabka Soomaaliyeed

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka Suldaan shariif Cali Xasan Ibraahim