Wasiir ku xigeenka Wasaarada Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda Maamul Goboleedka Hir shabeele Mudane Maxamed Xuseen kabtan Mooge ayaa ka war bixiyay Safar uu madaxweynaha Dawlad goboleedk Hirshabeele uu ku tagay Degmada Warsheekh ee gobolka shabeelah Dhexe
Wasiirka ayaa sheegay in Madaxweyne Waare uu Daahfuray Mashaariic lagu hormarinayo degmada Warsheekh ee gobolka shabeelaha Dhexe iyo gogol lagu heshiisiinayo Beelaha Walaalaha ee degan Degmada War sheikh ee gobolka shabeelaha Dhexe
Ma aha markii ugu horeysay ay madxda Dawlada Goboleedka Hirshabeele ay mashaariic ka daah furaan degmada Warsheekh iyo degmooyin kale ee ka Tirsan degaanada Hir shabeele