Dhageyso: Wasaarada Ganacsiga Hir shabeele oo baaq u jeedisay Ganacstada

Wasiirka wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha maamulka Hir shabeele Yaxye Ismaaciil ayaa waraysi uu bixiyay kaga hadlay Wacyigelin ay wasaarada ay wado kaas oo ku saabsan ka hortaga cudurka dilaaga ah ee karoona Feeyris

Wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha ee Hir shabeele ayaa sheegay in Dad ku dhaqan Degaanada Hir shabeele ay ka wacyi gelinayaan dhibaatada uu lee yahay Covid 19

Dhinaca kale wasiirka ayaa sheegay xusay in Ganacsatada ay ugu baaqeen in aysan maciishada quutul daruuriga aysan qaali ka dhigin iyaga oo ka faa,ideysanaya dhibaatada cudurkaan uu lee yahay