Dhageyso: Ugaas Mahad Ugaas Maxamed oo si kulul Uga hadlay Fara gelinta Kenya

Ugaas Mahad Ugaas Maxamed oo ka Tirsan Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa su kulul uga hadlay Fara gelinta Dawlada Kenya ay ku heyso Soomaaliya

Ugaas ayaa sheegay in Kenya diyaaradaheeda ay duqeeyaan degaano ka kala Tirsan gobalada Gedo iyo Jubooyinka islamarkaasna duqayntas ay la eegtaan Anteenooyinka shirkadaha Isgaarsiinta iyo Dadka xoolo dhaqatada ah eek u nool degaanadaasi waxaauun ugu baaqay Dawlada Federaalka Soomaaliya in si deg adeg ah wax uga qabato dhibaatada Ciidamada Kenya ay ku haayaan shacabka Soomaaliyeed

Ugu dambeyntii Ugaas Mahad Ugaas Maxamed ayaa ugu baaqay shacaka Soomaaliyeed iyo Dawladooda in ay u midoobaan dagaalka ka dhan ka ah Dawlada Kenya